Shaqo Bannaan: Waiter Firfircoon oo Gacan Fudud
Jagada
Waiter Firfircoon oo Gacan Fudud
Mushahar
$250 Bishii
Khibrad
Ugu yaraan 1 sano oo khibrad ah
Sharaxaadda Shaqada
Waxaan raadineynaa Waiter firfircoon, degdeg badan, oo faham fiican leh si uu ugu biiro kooxda makhaayaddeenna. Qofka la raadinayo waa inuu leeyahay adeeg macaamiil oo wanaagsan, akhlaaq wanaagsan, iyo awood uu ku shaqeeyo jawi mashquul badan.
Waajibaadka Shaqada
- Soo dhoweynta macaamiisha si xushmad iyo xirfad leh.
- Qaadista dalabaadka cuntada iyo cabbitaanka.
- U adeegidda macaamiisha si degdeg ah oo habsami leh.
- Ilaalinta nadaafadda miisaska iyo goobta cuntada.
- La shaqeynta shaqaalaha kale si adeegga loo hagaajiyo.
- Xallinta cabashooyinka ama codsiyada macaamiisha si xirfad leh.
Shuruudaha
- Ugu yaraan 1 sano oo khibrad ah oo waiter ahaan ah.
- Xirfad wanaagsan oo adeegga macaamiisha ah.
- Firfircooni, dadaal iyo masuuliyad.
- Awood uu ku shaqeyn karo waqtiyada mashquulka badan.
- Daacadnimo iyo waqtiga oo la ilaaliyo.
- Aqoonta aasaasiga ah ee Ingiriisiga waa faa’iido dheeraad ah.
Sida Loo Codsado
Dadka daneynaya shaqadan waxay soo diri karaan CV-gooda iyo lambarka lagala soo xiriiri karo.
Musharrixiinta la soo xulo oo keliya ayaa lala soo xiriiri doonaa.
More Information
- Salary Offer $250
- Qualification Experience
- Experience 1 - Years
Email Me Jobs Like These
