Job description
Waxa Shirkadda Telesom ka bannaan hal Boos oo ah AC & Electric Technician xirfad leh oo aqoon iyo khibrad u leh qaboojiyayaasha (AC-yada) iyo dabka (Power), kana shaqayn kara rakibid, dayactir, iyo hagaajin nidaamyada AC-yada iyadoo la ilaalinayo badbaadada, tayada, iyo wax-qabad kaba.
Key Duties & Responsibilities
- Rakibidda Split, Window, Cassette, Ducted, iyo VRF/VRV AC systems, oo ay ku jiraan indoor & outdoor units, copper piping, insulation, drainage, control panels, thermostats, iyo sensors.
- Fulinta vacuuming, refrigerant charging, iyo commissioning nidaamka.
Dayactirka & Hagaajinta
- Sameynta preventive maintenance (nadiifinta filters, coil washing, lubrication).
- Ogaanshaha iyo hagaajinta ciladaha compressors, condensers, evaporators, fans, motors, expansion valves, control boards.
- Hagaajinta refrigerant leaks, beddelidda qalabka cilladaysan, iyo hubinta refrigerant levels & pressures.
Dabka & Kaantaroolkiisa:
- Hubinta iyo hagaajinta contactors, relays, capacitors, iyo wiring.
- Cabbiridda voltage, current, insulation, phase balance.
- Xallinta dhibaatooyinka thermostats iyo temperature controllers.
- Hubinta grounding sax ah iyo badbaado koronto.
Qualifications
- In uu ka baxay Dugsiga Sare oo Farsamada Gacanta ah, gaar ahaan takhasuska AC iyo Nidaamyada Dabka, Haystana shahaado la aqoonsan yahay oo AC & Dibka ah.
Khibrad Shaqo (Experience)
- Ugu yaraan waa in uu leeyahay 2 sano oo khibrad shaqo ah oo la xidhiidh rakibidda, dayactirka AC systems-ka iyo shaqooyinka Dabka.
- Waa in uu Aqoon fiican oo ku saabsan badbaadada korontada iyo isticmaalka qalabka farsamada si ammaan ah uu leeyahay.
- Waa in uu awood u leeyahay akhrinta wiring diagrams-ka iyo technical manuals-kaba.
- Waa in uu adkaysi u leeyahay culaysada shaqada, kana shaqayn kara goobo kala duwan.
Email Me Jobs Like These

